MAXAA CUSUB?

Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka kala hadlay dar dar gelinta dagaalka ka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka kala hadlay sidii...

WARARKA MAANTA

War-saxaafadeed:- Hay’adaha Amniga iyo Xeer Illaalinta Qaranka oo faah-faahin ka bixiyay...

Muqdisho, 18 December 2017 – Sidaad la socotiinba hay’adaha Amniga iyo Xeer Illaalinta waxey maalmahan wadeen baaris danbiyo muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu tuhunsanyahay fal...

NEWS IN ENGLISH

QORMOOYINKA

DHAGEYSO WAREYSIYO

KEYDKA SAWIRRADA

BARNAAMIJYADA IDAACADA

Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Faah faahin ka bixisay Amniga Garoonka Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar oo...

AFRIKA

Dalalka Jabuuti iyo Marocco oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Labada dal ee Jabuuti iyo Marocco ayaa kala saxiixday heshiisyo dhanka iskaashiga, siyaasadda iyo Socdaalka. Dhinaca Dowladda Jabuti  waxaa heshiiskaasi u saxiixay Wasiirka arrimaha Dibadda,...

CAALAMKA