MAXAA CUSUB?

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Ciidanka ilaalada Badda+Sawirro

Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda. Wuxuu u sheegay Taliyaha Ciidamada ilaalada badda iney sii laba jibaaraan howsha ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan,islamarkaana dadka la...

WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku...

 Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, waxana ay ka wada hadleen...

NEWS IN ENGLISH

QORMOOYINKA

DHAGEYSO WAREYSIYO

KEYDKA SAWIRRADA

BARNAAMIJYADA IDAACADA

DAAWO: 12 Tallaabo oo taariikhi ah oo la qaaday 12-kii bilood ee la soo dhaafay

Akhristeyaasheena sharafta leh, halkaan waxaa idin kuugu soo gudbineynaa warbixin ka hadleysa 12 tallaabo oo...

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid...

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid...

Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Faah faahin ka bixisay Amniga Garoonka Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar oo...

AFRIKA

Ciidamada Zimbabwe oo xabsiga dhigay gudoomiye ku xigeenka jaamacada Zimbabwe

Ciidamada Dowladda Zimbabwe ayaa Xabsiga dhigay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Zimbabwe ninka lagu magacaabo livi niyagora kadib markii uu shahaado PHD oo macmal ah...

CAALAMKA

Diyaarad kuwa rakaabka ah oo ku dul burburtay Iiraan

Diyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 60-ruux.ayaa ku dul burburtay deegaanada buuraleyda ah ee bartamaha dalka Iiraan,sida ay ku warameen qalabka warbaahinta. Diyaaradda ayaa ku...