Akhriso shaxda wareegga saddexaad ee Tartanka

0
2283

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu gudbineynaa shaxda wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedk Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay isugu soo hareen sideed degmo.

Hadaba halkan ka degso ama ka eeg 

Isku aadka wareegga 3-aad ee Tartan Cilmeeydka RM & SNTV

Taariikh Magaca Degmada Vs Magaca Degmada Natiijo

27-06-2016 Yaqshiid / G. Banaadir Vs Wadajir / G. Banaadir
28-06-2016 Cabdicasiis / G. Banaadir Vs Kismaayo / G. J/Hoose
29-06-2016 Garbahaarey / G. Gedo Vs Boosaaso / G. Bari
30-06-2016 Warta Nabadda G.Banaadir Vs Kaxda / Gobolka Banaadir

Halkan ka degso

Isku aadka wareegga 3

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here