Sunday 26th March 2017
faceebok twitter
7723 Views

Al-shabaab oo dab qabadsiisay Tuulo ku dhaw Magaalada Jowhar.

Kooxda  Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar  ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe sida uu kusoo waramayo Waryiha Warbaahinta Qaranka ee Jowhar.

Ma jirto wax qasaare nafeed ah balsae waxaa ku baaba’ay Guryo badan …….

Hoos Ka dhageyso Faahfaahinta oo Dhameys Tiran


Leave a comment

Your email address will not be published.


*