Baarlamaanka oo Maanta soo Gaba gabeynaya dhageysiga Hadal Jeedinta Sideed Musharrax

0
2527

Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya fadhigii ugu Dambeeyay oo ay ku dhageysanayaan qudbadaha Musharaxiinta  u tartamaya Xilka Madaxweyne ee doorashadda Soomaaliya.

Musharaxiinta Madaxweyne ee maanta la filayo in qudbadaha kama dambeysta ay ka jeediyaan Barlamaanka ayaa kala ah.

1 Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke

2 Maxamed Cabdullahi Farmaajo

3 Maxamuud Axmed Nuur Tarsan

4 Maxamed Cali Nuur Ameeriko

5 Xaaji Maxamed Yaasiin

6 Maxamed cabdirisaaq

7 Maxamuud Maxamed Culusoow

8 Maxamed Axmed Jabarti.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here