Thursday 21st September 2017
faceebok twitter
3998 Views

Baarlamanka Puntland oo codka kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe Xildhibaannada baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa codkii kalsoonida kala laabtay golaha Wasiirada kuwaasi oo isku raacay in Xukuumadda lakala diro.

Ilaa 47 mudane ayaa u codaysay Haa oo ah in la kaladiro, 9 waa ay ka aamustay halka midna uu diiday.

Xildhibaanada ayaa ka codsaday Madaxweynaha Puntland in uu soo dhiso gole wasiiro cusub oo tayo leh, waxaana kala dirista golaha Wasiirada Puntland ay Xildhibaannadu u cuskadeen waxqabad la’aan.

 

 

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*