Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay doorashadii madaxweyne Farmaajo+Dhageyso

0
2978

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay doorashadii madaxweyne farmaajo iyo sida bulshada Soomaaliyeed usoo dhaweeysay, iyadoo doorashadani tahay mid taariikhi ah oo bog cusub u furtay dowladnimadeena.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here