Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay qaban qaabada doorashada guddoonka Baarlamanka+Dhageyso

0
628

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa looga hadlay waxqabadka gudiga qaban qaabada doorashada gudoonka baarlamanka iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa gudoomiyaha gudigaasi mudane C/raxmaan Ducaale Beyle.

Halkan hoose ka dhageyso

bar kulan ka 06-01-2017

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here