Monday 25th July 2016
faceebok twitter

TUBTA TOOSAN

TUBTA TOOSAN

Xagjirnimada maxaa xal u ah?

October 27, 2015 // 0 Comments

  Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxu ku talax tagto waxa ay aaminsan tahay ilaa heer ay gaarto in dad kale ama naftooda dhib ka soo gaaro. Shareecada islaamku way [...]

Islaamka iyo Dowladnimada

October 7, 2015 // 0 Comments

Shareecada Islaamku waa diin maamul waana diin ku dhisan maamul iyo kala dambeyn. Nabigeenna NNKH waxa uu xadiith ku yiri: Haddiia aad saddex tihiin midkiin hoggaan ka [...]

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda

October 7, 2015 // 0 Comments

Dunida oo dhan waxaa maanta laga xusay 21 September oo ah maalinta loo asteeyay, maalinta nabadda adduunka. Waxaa la is xusuusiyaa xumaanta laga dhaxlay colaadaha aloosan iyo [...]

Dilka Biri-ma geydada-DHAGAYSO

September 2, 2015 // 0 Comments

Dilka waa ciqaabta ugu adage e uu bani’aadam kula kaco aadane kale. In dad loo dilo si xaq darro ah waa fal dambiyeed aad u weyn oo aan ku bannaaneyn diimaha samaawiga ah [...]

Xiriirka Muslimiinta iyo Gaalada -DHAGAYSO

August 24, 2015 // 0 Comments

Bani’aadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo. Diinta Islaamku waxa ay u timid in ay dadka ku hagto jidka toosan ee [...]

Saameynta  Xagjirnimada bulshada Dhageyso

August 5, 2015 // 0 Comments

Xag-jirnimadu waa in qof ama kooxi ku talax tagto waxa ay rumeysan tahay,ilaa heer ay wax yeello ku keento bulsho meel ku wada nool ama dadka rumeysan naftooda. Xag-jirnimadu [...]
1 2 3 4 5