Sunday 24th September 2017
faceebok twitter
10265 Views

Ciidanka XDS oo qasaare xooggan gaarsiiyay maleeshiyaadka Shabaab

Maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday deegaannada Tixsiile iyo Warmaxan halkaas oo ay joogaan ciidamo ka tirsan xoogga dalka.

Dagaalka ay soo qaadeen Maleeshiayada Al-Shabaab ayaa lagu jabiyay waxaana ka soo gaaray Khasaaro badan sida uu SONNA u xaqiijiyay guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose.

Deegaannadaan ayaa haatan waxaa ku sugan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaliya, iyadoo maleeshiyaadka weerarka sooqaaday ay baxsadeen markii ay ku jabeen dagaalka.

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*