Wednesday 26th July 2017
faceebok twitter
6149 Views

C/weli Gaas oo ka tacsiyeeyey geeridii Ku tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa)

Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee

Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa), isagoo u rajeeyay in jannadii Fardowso Alle ka waraabiyo ehelki asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu Alle ka siiyo.

Hoos ka akhriso tacsida

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Shacabka Puntland iyo Ummada Soomaaliyeed Geerida Ku Tumid Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa)._0001

 

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*