Tuesday 25th April 2017
faceebok twitter
2666 Views

DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Waxbarasho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay waxbarashada ka jirta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Cimraan Bin Xuseen oo ka mid ah Dugsiyada sare ee dalka.

Halkan ka daawo

Leave a comment

Your email address will not be published.


*