Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

0
1612

Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, 09:30 illaa 10:30 habeenimo, ayaan idin kugu soo gudbinnaa wareysiyo xiisa badan oo ka hadlaaya Siyaasadda Soomaaliya iyo arrimaha bulshada waxyaabaha ugu xiisa badan.

Wariyaha: C/nuur Muuddeey Al-Caddaala ayaa caawa soo jeedin doona barnaamijka haddu alle idmo ee dhageysi iyo guddoon wacan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here