Dhageyso: Dhacdooyinka Maanta oo aad u xiisa badan Caawa

0
3042

Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa wareysiyo xiisa badan oo ka hadlaaya Siyaasadda Soomaaliya iyo arrima kale.

Qodobada caawa, waxaa ka mid ah.

Wasaaradda Gaashaandhigga oo u diyaar garowday howl-galkii uu madaxweynaha ku dhawaaqay iyo arrimaha kale ayuu xambaarsan yahay ee dhageysi iyo guddoon wacan.

Wariye: Mustaf Max’ed Warcaddeeye ayaa soo jeedin doona barnaamijka caawa.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here