Dhageyso Barnaamijka Hidaha iyo dhaqanka

0
2905

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka dhaqanka iyo hidaha oo looga hadlayo cayaaraha aan hidaha iyo dhaqanka u leenahay, qeybahooda kala duwan, kuwaasi oo aan maalmaha ciidda bulshada ula wadaagno cayaarihii dhaqanka ee gobolada dalkeena.

Barnaamijka waxaa idin soo gudbinaya Cismaan Caqiil, Cali Deeq iyo Nimco Shiine.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here