Saturday 21st October 2017
faceebok twitter
1722 Views

Dhageyso: Barnaamijka kulanka todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee X. F. S.

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qarabka ayaa looga hadlay xaaladda maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xirxiran dalalka dibadda iyo qorshayaasha dowladda ee ku wajahan soo deynta maxaabiistaasi.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Yuusuf Garaad oosi faah faahsan uga hadlay arrintaasi isagoo dhanka kalena ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda.

halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan


Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*