Tuesday 23rd May 2017
faceebok twitter
238 Views

Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo Amar ku bixisay in la joojiyo colaadda Beledweyne -Warsaxaafadeed

War-saxaafadeed ay soo saareen guddi loo xilsaaray xalinta colaadda Beledweyne ayaa amaar ku bixiyay in la joojiyo dagaalka dhiiga ku daadanaya, isla markaana waxkasta lagu xaliyo miiska wada hadalka.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*