Saturday 22nd July 2017
faceebok twitter
6523 Views

Islaamka iyo Caddaaladda – DHAGAYSO

Islaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo  macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa.

Si weyn ayay diinteennu u diidday dulmiga iyo gabood falka, waxa ayna muslimiinta ku boorrisay in ay cadaaladda ku dadaalaan.

Toddobada qof ee maalinta qiyaamada hooska eebbe harsanaya waxaa ugu horreeya hoggaamiye caddaalad ah oo dadka uu u taliyo u garsoor falay.

Caddaalad darrada ama nidaamka garsoorka oo aan hagaagsaneyn, ayaa sabab u ah burburka dalalka iyo dagaallo badan oo ay xallintoodu adkaatay.

Dunida dalba midka uu ka garsoor hagaagsan yahay , ayuu ka horumarsan yahay.

Barmaamijkeenna Tubta Toosan ee Toddobaadkan, waxaa uu ku saabsan yahay Islaamka iyo Cadaaladda, waxaana marti noogu ah Sheikh Muuse Macallin Cagaweyne.

Hoos ka dhagayso


Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*