Jaamacadda Carabta ayaa Hambalyo usoo dirtay Madaxweyne Farmaajo.

0
4403

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo usoo diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayagoo u rajeeyey in uu alle u fududeeyo Howsha  hortaal.

Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta ayaa sidoo kale u hambalyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Sida sharafta leh ee dimuqraadiyada ah oo uu ugu tanaasulay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaiya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo.

Xoghayaha ayaa balan qaaday in ay si buuxdo ula shaqeyn doonaan Madaxweynaha Cusub ee la doortay isla markaana ay si wanaagsan usoo dhaweynayaan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here