Friday 28th April 2017
faceebok twitter
4797 Views

Kulan lagu Sagootinaayo Gudoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

????????????????????????????????????

Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyey oo lagu sagootinayey sii hayaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay saraakiisha amniga Gobolka Banaadir , Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir , Gudoomiyayasha Degmooyinka , Ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo fara badan.

Masuuliyiinta goobta ka hadashay dhamaantooda ayaa xusay in Mudane madaale uu mudo yar kusoo muujiyey waxqabad Muuqdo waxaana ay sheegay in dadweynaha ku nool Gobolka Banaadir ay ku xasuusan doonaan wanaagiisii badanaa oo ay ka mid ahayd Dhisida Qaar kamid ah wadooyinka Muhiimka ee ah ee Gobolka Banaadir.

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*