Thursday 30th March 2017
faceebok twitter
4216 Views

Madaxweynaha Hirshabeele oo magacaabay golahiisa wasiirada

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble ayaa galabta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas waxaa uu kaga dhawaaqay liiska golaha wasiirada ee maamulka Hirshabeele, liiska xubnaha golaha uu magacaabay madaxweyne Cosoble ayaa gaaraya 23 wasiir,23 wasiir ku xigeen iyo Lix wasiiru dowle.

Waxaan idin soo gudbin doonaa liiska magacayada golaha oo dhameystirin hadii Alle idmo.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*