Madaxweynaha Uganda oo gaaray Qadar

0
2063

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaala madaxda dalka Qadar ee Dooxa.

Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka ee Qadar,Madaxweynaha Uganda ayaa la filayaa inuu  berito oo Arbaco ah uu magaalada Dooxa kula kulmo boqorka dalka Qadar Shekh Tamiim bin Xamad Al-Tni,waxyna laba hogaamiye ka wada hali doonaan xiriirka labada dal ka sokow, kan calamka iyo danaha iskaashiga ay wadaagaaan Qadar iyo Uganda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here