Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wiilkii ku guuleystay Tartankii Qur’aanka ee lagu qabtay Tanzania “SAWIRRO”

0
1594
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdullaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kariimka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam.
Maxamed ayaa ku guuleystay in uu galo kaalinta koowaad ee tartanka.
 
Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here