Sunday 26th March 2017
faceebok twitter
9794 Views

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada+Daawo Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV  isagoo shacabka uga mahadceliyay taageerada ay muujiyeen.

Madaxweynaha ayaa ka dalbaday ummadda Soomaaliyeed iney isdejiyaan lana joojiyo dabaaldegyada, wuxuuna ka codsaday bulshada in la joojiyo dibadbaxyada.

Wuxuu ku boorriyay ummadda Soomaaliyeed iney isu gargaaraan una gurmadaan dadka Soomaaliyeed ee ku tabaaloobay abaarta dalka ka jirta.

 

 

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*