Wednesday 26th July 2017
faceebok twitter
7294 Views

Mid kamid ah Musharixiinta Caanka Ah oo Ka tanaasulay Musharaxnimadiisa.

Musharax Madaxweyne C/raxmaan faroole ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa uu ku doonayey inuu noqdo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Mudane Faroole ayaa musharixiinta kale ugu baaqay in qaarkood tanaasulaan si loo yareeyo howsha Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ay iminka iskugu soo hareen ilaa 22 Musharax.

Mudane C/raxmaan faroole ayaa caddeeyey in uu si iskiis ah uu iskaaga tanaasulay waana musharixii labaad eek a tanaasulo musharaxnimadiisa kadib markii uu isu diwaan geliyey inĀ  uu yahay Musharax u taagan Qabashada Madaxweyninimada Soomaaliya.

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*