Tuesday 23rd May 2017
faceebok twitter
6234 Views

Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

Gaari ayaa goor dhow ku Qarxay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, sida Afhayeenka Gobalka Banaadir uu u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka.

Gaariga ayaa la sheegay in Ciidammada Ammaanka ay gacanta ku dhigeen ka hor inta uusan Qarxin, waxaana la sheegay inta uu baaritaanka socday inuu Qarxay Gaariga.

Ilaa iyo Saddex Askari oo ah ku Qaraxyada baara ayaa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen Qaraxaan.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*