Tuesday 25th July 2017
faceebok twitter
6687 Views

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho

etiopia

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo xafladda lagu maamuusayo caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia ayaa ka mid ah wafuudda lagu casuumay inay ka soo qeyb galaan xafladda lagu caleemo saarayo Madaxweyne Farmaajo, waxaana iminka garoonka ka socda soo dhaweynta wafuudda heerka caalami ee ka soo qeyb galaysa xafladda lagu maamuusayo caleemo saarka Madaxweynaha

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*