Wednesday 24th May 2017
faceebok twitter
4613 Views

Saameynta ay Xagjirnimadu ku Yeelato Bulshada-DHAGAYSO

Xag-jirnimada waxaa lagu qeexaa in lagu talax tago waxa uu qofku ku qanacsan yahay isagoo adeegsanaya ficil, qowlba.

Xag-jirnimadu way noocyo badan tahay, sidaas oo kale ayayna u yeelataa saameyn bulsho, dhaqan, dhaqaale iyo ammaanba.

Islaamku aad uga dayriyay ugana digay xag-jirnimada diineed, wuxuuna meelo badan kaga hadlay caaqibo xumada ku talax tagga iyo six un u adeegsiga diinta.

Saameynta xagjirnimadu ku leedahay bulshada iyo mowqifka Islaamka ee arrintaas ku aaddan, waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijkeenna Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cabdullaahi Axmed Garruun oo ka mid ah culimada soomaaliyeed.


Leave a comment

Your email address will not be published.


*