Sunday 20th August 2017
faceebok twitter
9524 Views

Sawiro:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo lagu wado in uu maanta kulamo la qaatay Madaxda Imaaraadka.

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta la kulmo Madaxda ugu Sareeyso Wadanka Imaaraadka.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kala hadli doono xoojinta Xiriirka labada dal iyo sidii ay labada dal iskaaga kaashan lahaayeen dhinac amniga dhaqaalaha iyo dhanka arimaha Bulshadda.

Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Maxamed Farmaajo oo shalay gaaray Wadanka isu taga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyey dalkaas.

Wixii warar ah ee kusoo kordho wararka kulamada madaxweynaha kala Soco wararkeena danbe insha allah

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*