TOOS U DAAWO:-Tartanka Kubadda cagta Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobalka Banaadir sanadda 2017

0
1652

Garoonka kubadda cagta Banadir Stadium Ex Conis degmada C/casiis ee gobolka Banaadir waxaa si rasmi ah uga bilowday munaasabadda furitaanka Tartanka Kubadda cagta Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobalka Banaadir sanadda 2017 taasi oo ay ka qeybgalayaan Madaxda sare ee Dalka qaarkood.

HOOS KA DAAWO TOOS:-

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here