Tuesday 24th October 2017
faceebok twitter
2165 Views

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Kooxda Al-saadicuun Bil-xaq

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday Kooxda la magacbaxday Al-saadicuun Bil-xaq, kuwaasi oo horaantii sanadkan lagu dhawaaqay.

Wasaaradda ayaa kooxdan ku tilmaamtay inay yihiin Koox takfiir ah oo la aas aasay 40 sano kahor, isla markaana magacii badashay.

Halkan ka akhriso Bayaanka 

Did you like this? Share it:

Leave a comment

Your email address will not be published.


*