Sunday 20th August 2017
faceebok twitter
2973 Views

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka oo sheegtay in la dayac tirayo Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho(Dhageyso).

Wasaaradda Dhalinyadda iyo Sports-ka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay diyaarisay qorshihii lagu dhisi lahaa Garoonka Ciyaaraha ee stadium Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka ayaa shaacisay in ay Dhawaan Stadium Muqdisho ks bixi donaan Ciidamadda AMISOM ee mudada Dheer ku sugnaa garoonka ciyaaraha ee Muqdisho.

Sidoo kale Wasaaradda Dhalinyaradda ayaa sheegtay in sidoo kale la dhisayo Xaruntii ugu weyneed ee Xiriirka Kubadda Cagta oo ay xustay in ay iminka Xiriirka Kubadda Cagta ay dagan yihiin Xarumo Kiro ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka


Did you like this? Share it:

1 Comment on Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka oo sheegtay in la dayac tirayo Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho(Dhageyso).

  1. Maasha’Allaah Maasha’Allaah Guul Guul . War farxad leh.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*