Wasiirka Maaliyadda oo u gudbiyay Golaha Shacabka Miisaaniyadda Dowladda ee 2017-ka “SAWIRRO”

0
5269

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya  mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka Misaaniyadda dowladu ku shaqaynayso lixda bilood ee soo socota.

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo Aqrisan doona miisaaniyada ay soo diyaarisay Xukuumadda waxaana dib leesugu soo laaban doonaa 15-ka Bidhaan July sida uu sheegay guddoonka Golaha Shacabka.

Sidoo kale C/rixmaan Ducaale Bayle Wasiirka Maaliyadda  ayaa  horgeeyey Xildhibaanada Qaranka xisaab xirkii dowladda ee sanadaha 2015 iyo 2016.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here