Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil haynta xubnaha golahaasi”Sawiro

1763

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar ku saabsan muddada xil heynta xubnaha golaha shacabka oo ah ilaa 2020-ka.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale kulankooda kaga hadlay buuxinta kuraasta banaanaata, iyadoo uu shir gudoominayey kulanka baarlamaanka guddoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Sheakh Cismaan Jawaari.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here