War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyaradda, iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maalinka berri ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 26-ka bisha June lagu fasaxay dhamaan Shaqaalaha Hay’adaha kala duwan ee maamulkaasi.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyaradda, iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Puntalnd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here