Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo magacaabay gudiga Xilwareejinta Gudoomiyaha Gobolka Benaadir.

Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa maanta magacabay Guddiga xilwareejinta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho.

Gudigaan ayaa ka kooban Sagaal Xubnood waxaana Gudoomiye u ah Shiikh Cumar Xuseen Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here