7 kamid ah Maleeshiyaadka Al Shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Hoose “Dhageyso”

897

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ay khasaaro badan ku gaarsiiyeen Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ka sameeyay Gobalka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraarim Barre oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ilaa iyo 7-ka mid ah Argagixisada Al Shabaab lagu laayay howlgalkaankaas.

“Sidaad ogtihiin shalay waxaa ka dhacay deegaanka Jilib Marka Howlgal qorsheysan kaas oo ciidanku qaadeen Maleeshiyo ka tirsan Al Shabaab halkaas waxaa lagu dilay 7 kamid ah Maleeshiyada kuwo kalena dhawaac ayaa loogu geystay” sidaas waxaa sheegay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellah Hoose.

Halkan ka dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here