MAXAA CUSUB?

Shirka Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo lagu gabagabeeyay Muqdisho “Sawirro”

Shirka caalamiga ah ee badqabka Saxafiyiinta oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa dhinacyada ka qeyb galay oo ka kala socday dowladda Federaalka Soomaaliya,  warbaahinta madaxa...

WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Booliska “ waxaan diyaarinay qorsheyaal aan ku dayactireyno Xarumihii...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko , ayaa maanta kormeeray Xaruntii isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la oron jiray OTO...

NEWS IN ENGLISH

QORMOOYINKA

DHAGEYSO WAREYSIYO

KEYDKA SAWIRRADA

BARNAAMIJYADA IDAACADA

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir “Sawirro”

Barnaamijka Wadajir waxaa uu ka hadlaa Xasilinta dalka, Dhismaha Dowladaha hoose  iyo Dib u heshiisiinta...

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid...

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda,...

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka “SAWIRRO”

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya...

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid...

AFRIKA

Uhuura Keyatta iyo Railla Odinga oo gaaray heshiis horudhac ah

Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya, kaas oo qorshihiisa iyo...

CAALAMKA

Mareykanka oo shuruud ku xiraya wadahadalada Kuuriyada Waqooyi

Mike Pence Madaxwayne ku xigeenka Mareykanka  ayaa sheegay in Go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in hogaamiyahooda uu la kulmo madaxwayne Donald Trump ay...