Abwaan Nidaamiye oo goordhaw geeriyooday

1217

alla ha u naxariistee abwaan Nidaamiye oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed mudo dheerna ka howl galayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw oo maanta waxaa uu ku geeriyooday isbitaalka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Abwaanka ayaa rabi naxariistii jano haka waraabiyee waxaa uu u geeriyooday xanuun uu la jiifay asbuucyadii la soo dhaafay .

FAAH FAAHINTA DIB KALA SOCO IN SHA ALAAH

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here