Adeegga Internetka oo si buuxda usoo laabtay

Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla markaana uu si buuxda hada dib loogu soo celiyay.

halkaan ka daawo warsaxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here