Adeegyo Caafimaad oo loo sameeyay bulshada ku nool deegaanka Jannaale “SAWIRRO”

Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan ah ayaa loo sameeyay bulshada ku nool deegaanka Jannaale, waxaana fulisay Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo loo marsiinayo hay’ad maxali ah oo lagu magacaabo Ayuub.

Dadweyne aad u fara badan ayaa ka faa’iideystay adeegyada caafimaad ee laga fuliyay deegaanka Jannaale

Dhawaan adeegyo kale oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu talagashay deegaanka ayaa gaari doono.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa markii ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Jannaale waxa ay bulshada deegaanka u qeybiyeen raashin isugu jirta bur, sonkor, timir iyo saliid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here