Afar ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo

Howlgal qorsheeysan oo ay qaadaan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab.

Howlgalku waxa ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka Yaaq Bishaaro duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo

Afhayeenka Hey’adaha Amniga Jubbaland  CAbdinuur Mooge ayaa Warbaahinta Qaranka un xaqiijiayya in howlgalkaan afar ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab sidoo kale waxaa gacanta lagusoo dhigay afar qori oo ay wateen.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa la dagaalanka Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab iyo hortaga dhagarta ay bulshada u maleegayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here