Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo Shir Guddoomiyay kulanka asbuuc laha ah ee Wasaaradda

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Saciid Cabdullahi Calasow ayaa maanta Shir Guddoomiyay Shirka asbuuc laha ah ee Wasaaradda

Shirkaan oo ay kasoo qayb galeen Agaasimayaasha Waaxyaha iyo la Taliyaasha Wasaaradda, waxaana looga Hadlay Dardar gallinta shaqooyinka horyaala Wasaaradda.