Akhriso: Guddiga qabanqaabada shir weynaha dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kuwaasi oo ka kooban 12 xubnood.

Hadalkan hoose ka akhriso wareegtada xubnaha la magacaabay

Guddiga qabanqaabada shir weynaha dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here