Akhriso: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faray guddiga Maaliyadda inay shaqadooda dib u bilaabaan

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Maaliyadda la faray inay shaqadooda dib u bilaabaan, isla markaana ay soo dhameystiraan xisaab xirka 2017-ka iyo miisaaniyadda 2019-ka ka hor sanadka cusub.

 

Halka ka akhiro bayaanka ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here