Akhriso isku aadka Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka degmooyinka Gobollada Dalka ee ka qeyb galaya tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo si rasmi ah u bilaabanayo 1da bisha Ramadan.

Halkan Hoose ka akhrio Jadwalka tartanka