Akhriso isku aadka wareegga Labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka degmooyinka Gobollada Dalka ee u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka.

15 degmo ayaa si toos ah ugu soo gudbay wareegga labaad, waxaana sida uu sharciga tartanka qabo lagu daraa degmadii ugu dhibco badnaata tartanka ee ah kuwa laga badiyay, isla markaana loo fiiriyo dhanka asluub wanaagga ayaa waxaa sidaas lagu soo xulay tartamayaasha Degmada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan oo heysatay 12 dhibcood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here