Akhriso Isku aadka wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

1562

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay wareegiisa labaad u soo gudbeen degmooyin dhowr ah.

Wareegan oo caawa si rasmi ah u bilaabanaya waxaa ugu soo horeysa degmooyinka Gaalkacyo iyo Baydhabo oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Baay.

Hadaba Akhriso linkiga hoose

Isku-Aadka-Saxda-Ah-

Isku Aadka Degmooyinka Gobollada Dalka

No Demgada Degmada Goorta
1 Gaalkacyo Baydhabo 2-da July
2 Boondheere Warta Nabadda 3-da July
3 Boosaaso Kismaayo 4-ta July
4 Xamarweyne Xuddur 5-ta July
5 Yaaqshiid Hodon 6-da July
6 Dayniile Hiliwaa 7-da July
7 Wadajir Jawiil 8-da July

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here