Akhriso: Isku aadka wareegga labaad ee tartanka

2527

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa shaxda wareeggga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka.

Halkan kala soco ama degso linkiga hoose.

Wareegga Labaad ee Tartan Cilmiyeedka RM & SNTV

20-06-2016 Yaqshiid / G. Banaadir Vs Baydhaba / G. Bay
21-06-2016 Kaxda / G. Banaadir Vs Wadajir / G. Banaadir
22-06-2016 Gaalkacyo / G. Mudug Vs C/casiis /G. Banaadir
23-06-2016 Kaaraan / G. Banaadir Vs Kismaayo / G. J/Hoose
24-06-2016 Garbahaarey / G. Gedo Vs B/dheere / G. Banaadir
25-06-2016 Hodan / G. Banaadir Vs Boosaaso / G. Bari
26-06-2016 W/Nabadda /G. Banaadir Vs H/Wadaaag / G. Banaadir

Linkiga kala deg

WAREEGGA 2-AAD 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here