Akhriso: Jadwalka Tallaalka ee Degmooyinka Gobalka Banaadir oo la soo saaray

Agaasimaha Caafimaadka Gobalka Banaadir, Maxamed Caddoow iyo Howlwadeennada Caafimaadka ayaa ku howlan waqtiyada Jadwalkan iyo sidii loo wada gaarsiin lahaa Dadka Caasimadda ku nool kuwooda Nugul iyo shaqaalaha safka hore kaga jira la dagaallanka cudurka COVID-19.

Hadaba hoos ka akhriso jadwalka tallaalka ee degmooyinka Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here